Maxaa Ka Dambeeya Tallaabada ay Dowladda Federaalku Ku Xakameeneyso Macallimiinta Qur’aanka? [Falanqayn]

0

Dowladda Federaalka ayaa dhawaan soo rogtay awaamir cusub oo ay ku doonayso inay ku xakamayso macalimiinta dhiga dugsiyada Quraanka, taas oo curyaaminaysa hanaankii baris ee ay dadka Soomaaliyeed diinka u baran jireen. Hadaba, maxaa ka dambeeya tallaabada ay Dowladda Federaalku ku xakameeneyso macallimiinta dugsiyada Qur’aanka kariimka ee Muqdisho?

Halkaan Ka Degso Falanqeynta

Leave A Reply

Your email address will not be published.