Browsing Category
Wararka Dibadda
Cudurka Furuqa Daanyeerka oo ku Faafaya Qaaradda Afrika.
Waxa loogu yeero hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa sheegtay, in 11 dal oo Afrikaan ah ay diiwaangeliyeen…
Read More...
Read More...
Waxaa Isa Soo Taraya Gumaadka ay Xuutiyiintu ku Hayaan Shacabka ku Dhaqan Dhulka ay Ka Taliyaan.
Maleeshiyaadka Xuutiyiinta ee ka taliya qeybo kamid ah wadanka Yaman ayaa gumaad joogto ah ku haya dadka rayidka ah ee…
Read More...
Read More...
Tobanaan Ruux oo Dhimasho iyo Dhaawac ku Noqday Weerarro ka Dhacay Gobalka Koonfurta Itoobiya.
Wararka inaga soo gaaraya waddanka Itoobiya ayaa ku warramaya, in kooxa hubaysan ay weerarro safballaaran ah ku qaadeen…
Read More...
Read More...
Maleeshiyaadka Xuutiyiinta oo Lagu Eedeeyay, iney Dad Rayid ah ku Duqeeyeen Gudaha Yemen.
Warbaahinta dalka Yemen ayaa ku warrantay, in Maleeshiyaadka Xuutiyiinta saacadihii lasoo dhaafay ay madaafiic hoobiye…
Read More...
Read More...
Abaaro ku Dhuftay Qeybo Kamida Dalka Itoobiya oo Sababay Hoos u Dhaca Boqolkiiba 20 Korantada…
Itoobiya ayaa wajahaysa hoos-u-dhac ku yimid wax-soo-saarka korontada, kadib markii xaaladaha cimilo ay sababeen in…
Read More...
Read More...
Maamulka Aala Sucuud oo Xabsiga Dhigay Ugu Yaraan 60 Itoobiyaan ah oo Lagu Eedeeyay ka Ganacsiga…
Wararka inagasoo gaaraya dalka Sucuudiga, ayaa ku waramaya in ugu yaraan 60 qof oo Itoobiyaan ah bishan Agoosto lagu…
Read More...
Read More...
Askar Katirsan Dowladda Iiraan oo Dhimasho iyo Dhaawac ku Noqday Weerar ka Dhacay Dalkaas.
Weerarkaan oo ahaa mid dhabbo-gal ah ayaa waxaa lala beegsaday askar katirsan ciidanka ilaalada xuduudaha ee dowladda…
Read More...
Read More...
Iiraan oo Lacago Malaayiin Doollar ah Dul-dhigtay Wiil uu Dhalay Madaxweynaha Mareykanka.
Dowladda Iiraan oo umuuqata iney jawaab ka bixineyso lacag 10 milyan ah oo la dhigay masuuliyiin iyada jatirsan ayaa…
Read More...
Read More...
Ku Dhawaad 10 Ruux oo Lagu Dilay Toogasho ka Dhacday Dalka Mareykanka.
Weerarkaan oo uu fuliyay nin hubeysan islamarkaana ka dhacay magaalada Billings ee gobolka Montana oo katirsan…
Read More...
Read More...
Xiisad Dubmulaasiyadeed oo ka Dhex Curatay Dowladaha Uganda iyo Turkiga.
Xukuumadaha Kampala iyo Ankara oo kamid ah dowladaha kaalmaha ugu horreeya kaga jira duullaanka ay shisheeyuhu kusoo…
Read More...
Read More...