Daawo: Kalimaddii Nabaddoon Faarax Maxamed Xasan uu ka Jeediyey Shirka Wadatashiga Al-Shabaab iyo Xawaadle.

0

Nabaddoon Faarax Maxamed Xasan oo kamid ah Waxagaradka beesha Xawaadle Sheekh Maxamad, ayaa kamid ahaa dadkii ka hadlay shirkii wadatashiga ahaa ee dhexmaray beesha iyo Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, wuxuuna sheegay iney dhaqagelinayaan qodobada heshiiska.

Halkaan hoose ka daawo muuqaalka.

Leave A Reply

Your email address will not be published.