Taliyihii Shub oo Markii Ugu Horeesay Ka Hadlay Duqeentii Doolow, Isagoo ka Warbixiyay Qaabka ay…
Mahad Cabdiraxmaan oo loo garan ogyahay Taliye Shub ahaana Taliyihii hore ee ciidanka loogu yeero Asluubta ee Dowladda…
Read More...
Read More...
Khasaaro Kala Duwan ayaa Ka Dhashay Dagaallo Saacadihii la Soo Dhaafay Ka Dhacay Dalka Yaman.
Wararka naga soo gaaraya dalka Yaman ayaa ku warramaya, in saacadihii la soo dhaafay ay dagaallo xooggan oo u dhexeeya…
Read More...
Read More...
Hindiya iyo Pakistan oo Is-weydaarsaday Eedeymo Culus.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Hindiya ayaa sheegtay, inay u yeertay ku-simaha safiirka Pakistan, si ay ugu gudbiso cabasho…
Read More...
Read More...
Yahuudda oo Quus ka Muujisay Qorshaha Hubka Dhigista Ururka la Magacbaxay Xisbullaah.
Dowladda ka jirta dalka Lubnaan iyo Yahuudda iyo Mareykanka ayaa mudooyinkii lasoo dhaafay karkarinayay, qorshe hub ka…
Read More...
Read More...
Ruushka oo Sheegay in Tiro ka Badan 600 oo Diyaaradood ay Yukrayn Kusoo Weerartay.
Wali waxaa halkiisa kasii socda dagaalka culus ee u dhaxeeyo dowladaha Ruushka iyo Yukrayn, kuwaas inta badan…
Read More...
Read More...
Maamulka Cusub ee dalka Venezuela oo Billaabay, inuu Mareykanka ku Wareejiyo Keydadka Shidaalka ee…
Maamulka gacansaarka la leh Waashitoon ee ka dhisan dalka Venezuela ayaa Mareykanka u saxiixay, dhul ku dhow 126 kun oo…
Read More...
Read More...
Cudurka Furuqa Daanyeerka oo ku Faafaya Qaaradda Afrika.
Waxa loogu yeero hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa sheegtay, in 11 dal oo Afrikaan ah ay diiwaangeliyeen…
Read More...
Read More...
Waxaa Isa Soo Taraya Gumaadka ay Xuutiyiintu ku Hayaan Shacabka ku Dhaqan Dhulka ay Ka Taliyaan.
Maleeshiyaadka Xuutiyiinta ee ka taliya qeybo kamid ah wadanka Yaman ayaa gumaad joogto ah ku haya dadka rayidka ah ee…
Read More...
Read More...
Tobanaan Ruux oo Dhimasho iyo Dhaawac ku Noqday Weerarro ka Dhacay Gobalka Koonfurta Itoobiya.
Wararka inaga soo gaaraya waddanka Itoobiya ayaa ku warramaya, in kooxa hubaysan ay weerarro safballaaran ah ku qaadeen…
Read More...
Read More...
Taliyaha Ciidanka Shisheeye ee AUSSOM oo Sheegay in aan Laga Adkaan karin Al-Shabaab.
Taliyaha ciidamada Midowga Afrika ee duullaanka gardarrada ah ku jooga Soomaaliya Janaraal Sam Kavuma, ayaa walaac…
Read More...
Read More...