Gaalo Hinduus ah oo Weerar ku Qaaday Mid Kamid ah Muslimiinta Hindiya.

0

Dalka Hindiya waxaa wali ka socda gaboodfallada ay gaalada Hinsuuska ah ku hayaan dadka Muslimiinta ah ee ku dhaqan dalkaas.

Koox kamid ah Hinduuska xag-jirka ah ayaa waxay saacadihii lasoo dhaafay weerareen, nin darawal ah oo kamid ah Muslimiinta ku nool dalka Hindiya.

Kooxahaan ayaa jirdil xooggan ugeystay ruuxa Muslimka ah xilli ay goobjoog ahaayeen ciidanka Booliska ee dalkaas, waxaana lasoo warinayaa in dawaralka uu ugeeriyooday jirdilka loo geystay.

Leave A Reply

Your email address will not be published.