Daawo: Kalimaddii uu Islow Cilmi Siyaad ka Jeediyey Shirka Wadatashiga Al-Shabaab iyo Beesha Xawaadle.

0

Islow Cilmi Siyaad oo kamid ah waxgaradka Beesha Xawaadle ayaa ka hadlay shirkii wadatashiga ee dhexmaray Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo Beesha Xawaadle Sheekh Maxamad, wuxuuna sheegay in beeshu ay ku dhaqmeyso Kitaabka Alle ay qaadatay.

Halkaan hoose ka daawo muuqaalka.

 

Leave A Reply

Your email address will not be published.