DAAWO: Kalimaddii uu Nabaddoon Xuseen Xasan Ka Jeediyey Shirka Wadatashiga Al-Shabaab iyo Beesha Xawaadle.

0

Nabaddoon Xuseen Xasan Diirrow oo kamid ah Waxagaradka beesha Xawaadle Sheekh Maxamad, ayaa kamid ahaa dadkii ka hadlay shirkii wadatashiga ahaa ee dhexmaray beesha iyo Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, wuxuuna sheegay iney heshiis ay la geleen Mujaahidiinta u qaadeen dadka u dhashay beesha ee jooga dal iyo dibad.

Halkaan hoose ka daawo muuqaalka.

Leave A Reply

Your email address will not be published.