Daawo: Kalimaddii Nabaddoon Axmed Faarax Calasow uu ka Jeediyey Shirka Wadatashiga Al-Shabaab iyo Xawaadle.
Nabaddoon Axmed Faarax Calasow oo kamid ah Waxagaradka beesha Xawaadle Sheekh Maxamad, ayaa kamid ahaa dadkii ka hadlay shirkii wadatashiga ahaa ee dhexmaray beesha iyo Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, wuxuuna sheegay iney iyagu bayaanka lagu heshiiyay qoreen.
Halkaan hoose ka daawo muuqaalka.