Daawo: Kalimaddii Nabaddoon Axmed (Dahgnaas uu ka Jeediyey Shirka Wadatashiga Al-Shabaab iyo Xawaadle.
Nabaddoon Nabaddoon Nabaddoon Axmed Aadan Nuur (Dhgnaas) oo kamid ah Waxagaradka beesha Xawaadle Sheekh Maxamad, ayaa kamid ahaa dadkii ka hadlay shirkii wadatashiga ahaa ee dhexmaray beesha iyo Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, wuxuuna sheegay iney ku heshiiyeen ku dhaqanka diinta Islaamka.
Halkaan hoose ka daawo muuqaalka.