Daawo: Kalimaddii Nabaddoon Muxammad [Dhabbac] oo ka Jeediyey Shirka Wadatashiga Al-Shabaab iyo Xawaadle.
Nabaddoon Muxammad Cabdullaahi Cali [Dhabbac] oo kamid ah Waxagaradka beesha Xawaadle Sheekh Maxamad, ayaa kamid ahaa dadkii ka hadlay shirkii wadatashiga ahaa ee dhexmaray beesha iyo Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, wuxuu sheegay iney nabad qaateen oo ay dhaqangelinayaan nabaddaas.
Halkaan hoose ka daawo muuqaalka.