Al-Shabaab oo Qarax Askar Lagu Dilay ka Fulisay Degmada Afgooye.

0

Wararka naga soo gaaraya gobolka Sh/hoose ayaa ku waramaya, in weerar qarax ah oo khasaare dhaliyay ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ka fuliyeen mid kamid ah degmooyinka gobolkaas.

Qaraxa ayaa waxa uu si gaar ah uga dhacay degmada Afgooye, waxaana lala beegsaday ciidamo katirsan Dowladda Fedaraalka oo ku sugnaa gudaha degmadaas.

Laba askari oo katirsan Dowladda Fedaraalka ayaa lagu dilay qaraxaan ka dhacay degmada Afgooye halka uu ku dhaawacmay mid kale.

Leave A Reply

Your email address will not be published.