Iiraan oo Lacago Malaayiin Doollar ah Dul-dhigtay Wiil uu Dhalay Madaxweynaha Mareykanka.

0

Dowladda Iiraan oo umuuqata iney jawaab ka bixineyso lacag 10 milyan ah oo la dhigay masuuliyiin iyada jatirsan ayaa qaaday tallaab taas lamid ah.

Tehran ayaa waxay 10 Milyan oo Doollar ubbalan qaaday ciddii keenta macluumaad horseedi kara dilka Baron Trump oo ah wiilka ugu yar ee uu dhalay Madaxweynaha Mareykanka.

Tallaabadaan ayaa kusoo aadeysa iyadoo wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka ay lacag dhan 10 milyan oo Doollar ah dul-dhigtay, ciddii keenta xogta shan kamid ah masuuliyiinta ugu sarreysa ee Iiraan.

Leave A Reply

Your email address will not be published.