Daawo: Kalimaddii Nabaddoon Muumin [Qoorey] oo ka Jeediyey Shirka Wadatashiga Al-Shabaab iyo Xawaadle.

0

Nabaddoon Sheekha Muumin Maxammad [Qoorey] oo kamid ah Waxagaradka beesha Xawaadle Sheekh Maxamad, ayaa kamid ahaa dadkii ka hadlay shirkii wadatashiga ahaa ee dhexmaray beesha iyo Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, wuxuuna sheegay iney soo jeediyay in labada dhinac ay ilaaliyaan ballanta galeen.

Halkaan hoose ka daawo muuqaalka.

Leave A Reply

Your email address will not be published.