Daawo: Kalimaddii Nabaddoon Nabaddoon Guure uu ka Jeediyey Shirka Wadatashiga Al-Shabaab iyo Xawaadle.
Nabaddoon Guure Cumiye Yalaxow oo kamid ah Waxagaradka beesha Xawaadle Sheekh Maxamad, ayaa kamid ahaa dadkii ka hadlay shirkii wadatashiga ahaa ee dhexmaray beesha iyo Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, wuxuuna sheegay iney dhaqagelinayaan qodobada heshiiska.
Halkaan hoose ka daawo muuqaalka.