Shacabka ku Dhaqanka Dhulka uu ka Arrimyo Maamulka Soomaaliland oo Cabanaya Sicir Barar .

0

Dadka ku dhaqan dhulka uu ka arrimiyo maamulka la baxay Soomaaliland sida Hargeysa iyo Burco, ayaa ka cabanaya dhaqaale la’aan baahsan, sicir barar iyo maciishaddii nolosha oo adkaatay.

Waxay sheegeen in tan iyo intii talada maamulkaasi qabtay Cirro ay galeen xaalad kale oo ka duwan tii ay ku jireen, waxayna sheegeen iney la kulmeen hoos udhac dhaqaale oo baahsan.

Waa kuwan qaar kamid ah dadka shacabka ah oo ay warbaahintu wareysatay oo ka hadlaya arrimahan maamulka la baxay Soomaalilandna ujeediyay eedda arrintan.

Maamulka uu hogaamiyo Cirro ayaa tan iyo intii la heshiiyay Yahuudda waxay dadka ku dhaqan deegaannadaasi sheegayaan iney la kulmeen amni darro iyo xaalad dhaqaale xumo oo aad u daran.

Halkaan ka Degso Warka Hargeysa iyo Burco.

Leave A Reply

Your email address will not be published.