Daawo: Maxaad Kala Socotaa Cudurka Ugu Halista Badan ee ay La Daalaa Dhacayaan Soomaalida?[WAREYSI]

0

Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan ayaa wareysi gaar ah la yeelatay Sheekh Cali Cabdullaahi Cabdulle oo loo yaqaan Sheekh Cali Katiin.

Waxaysigan ayaa sheekha lagu waydiiyay su’aalo badan oo ku saabsan qabyaalladda oo ah cudur ay dadka Soomaaliyeed kamid yihiin bulshooyinka Caalamka ee la dhiban.

Halkaan ka daawo muuqaalka Wareysiga oo dhameestiran.

Leave A Reply

Your email address will not be published.