Dalka Cameron Tobannaan Ruux oo ku Geeriyootay Goob Macdanta Laga Qodo oo Kula Soo Duntay.

0

Warka waxaad ku maqli doontaan warbixin ka hadleysa Fadliga Ducada iyo Adkaarta, taas oo ku baxday Barnaamijka Islaamka iyo Bulshada ee Khamiis walba ka baxa Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan.

Tafaasiil dheeraad ah ayaa laga helayaa dhacdo laga soo tabiyay dalka Cameron, kadib markii ay tobannaan qof ku geeriyoodeen god macdanta laga qodo oo lasoo dumay.

Inta la xaqiijiyay dad ka badan 40 ruux ayaa ku dhimatay dhacdadaan, halka kuwa kalana ay ku xanniban yihiin gudaha godka.

Ila wareedyada qaar ayaa sheegaya in tirada dhimashada ay kor udhaafeyso 100 ruux.

Leave A Reply

Your email address will not be published.