Ku Dhawaad 10 Ruux oo Dhimasho iyo Dhaawac ku Noqday Qarax ka Dhacay Dalka Masar.

0

Qaraxaan ayaa waxa uu ka dhacay xarun lagu keydiyo kiimikooyin, rinji, iyo walxo guban kara oo ku taalla magaalada Manoofiyah ee katirsan dalka Masar.

Inta la xaqiijiyay waxaa qaraxaan ku dhintay ugu yaraan saddax ruux halka ay ku dhaawacmeen afar kale.

Waxaa intaa dheer oo dab xooggan uu ka kacay islamarkaana gubtay xaruntii keydka ee uu qaraxu dhacay.

Leave A Reply

Your email address will not be published.