Ku Dhawaad 20 Kamid ah Muslimiinta Rohongiya oo Laga Soo Badbaadiyay Doon Kula Qalibantay Xeebaha Bangaladesh.

0

Ugu yaraan 18 kamid ah Muslimiinta Rohongiya ayaa laga soo badbaadiyay, doon ay saarnaayeen oo kula qallibantay gobol katirsan dalka Bangaladesh.

Marka laga yimaado dadka lasoo badbaadiyay, waxaa la la’yahay 13 kale oo kmid ahaa kuwii saarnaa doonta qallibantay.

Doonta ayaa waxaa saarnaa 31 ruux, waxaana dadkaan Muslimiinta ay ka baxsanayeen dhibaatada ay kala kulmayaan ciidanka Miyanmaar.

Leave A Reply

Your email address will not be published.