Waxaa sii Kordhay Tirada Dadka ku Dhintay Toogasho ka Dhacday Dalka Thailand

0

Booliska Thailand ayaa shaaca ka qaaday in ay korortay tirada dadka lagu dilay, weerar toogasho ah oo lagu qaaday iskuul ku yaalla gudaha dalkaas.

Waxay Boolisku sheegeen in ay dhaawac ugeeriyootay gabar 12 jir ah, taas oo tirada guud ee dhimashada ka dhigeysa sagaal ruux.

Weerarkaas oo dhacay maalin kahor ayaa yimid, kadib markii wiil dhalinyaro 14 ah uu uu toogtay ayeeyadiis, kadiba uu rasaas ku furay iskuulka taas oo sababtay khasaarahaan nafeed, waxaana goor dambe is toogtay wiilka weerarka fuliyay.

Leave A Reply

Your email address will not be published.