Al-Shabaab oo Weerar Ku Burburiyay Xarun ay Shirkaadda Saafri Com Ku Leedahay Gobolka Gaarisa.

0

Weerar qorsheysan ayay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ka fuliyeen deegaanka Abaq Qayliye oo hoostaga degmada Dhadhaab ee gobalka Gaarisa ee ku hoos jira gumeysiga Kenya.

Howlgalkan inta uu socday waxey ciidamada Xarakada Mujaahidiintu Al-Shabaab burburiyeen xaruntii shirkada Safaari Com ee deegaanka oo ah shirkad ay leedahay dowlada Kenya.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waxey maanta weerareen fariisin ay askarta Dowladda Federaalka ku leeyihiin gudaha degmada Xudur.

Waxaana jirta khasaare ciidamada Dowladda lagu gaarsiiyay dagaalkaas.

Leave A Reply

Your email address will not be published.