Browsing Category
Wararka Gudaha
In ka Badan 400 oo Ruux oo Dhowr Sano Gudahood Lagu Dilay Gobol Katirsan Dalka Itoobiya.
Wali waxaa dalka Itoobiya ka socda dagaallada laayaanka ah ee ay xukuumadda Adis Ababa kula jirto jabhadaha hubeysan ee…
Read More...
Read More...
Xaaladda dhaqaale Xumo ee Ciidamada Shisheeye oo Noqotay Mid ka Sii Dareysa Marba marka ka Dambeysa.
Waxaa magaalada Adis Ababa ee caasimadda wadanka Itoobiya oo ay ku taallo xarunta Midowga Afrika si isdabajoog ah uga…
Read More...
Read More...
Falalka La Xiriira Dhulboobka ee ay Ku Hawlantahay Dowladda Fedaraalka oo Wali ka Socota Muqdisho.
Dowladda Fedaraalka ayaa shalay boob, barakicin iyo burburin ka sameysay degmada Kaaraan gaar ahaan xaafadda Godey ee ka…
Read More...
Read More...
Midowga Yurub oo Joojinaya Duullimaadyadii Tooska ahaa ee Nairobi iyo Muqdisho.
Midowga Yurub ayaa xqiijiyay inuu joojinayo duullimaadyadii tooska ahaa ee u kala gooshi jiray Nairobi iyo Muqdisho,…
Read More...
Read More...
Mareykanka oo Xubnaha Heysta Dhalashadiisa ee ku Sugan Muqdisho Uga Digay Isbadallo Dhici Kara
Dowladda Mareykanka ayaa xubnaha heysta dhalashadeeda ee katirsan Dowladda Fedaraalka uga digtay, isbadallo dhici kara…
Read More...
Read More...
Ganacsatada Muqdisho oo Walaac ka Muujiyay Mooska iyo Khudaarta Laga Soo Dhoofiyo Dalka Dibaddiisa.
Xilli dhawaan warbixin la baahiyay lagu sheegay, in Moos laga keenay dalka Kenya lagu iibiyo suuqyada Khudaarta ee…
Read More...
Read More...
Xiisadda Udhaxeysa DF iyo maamulka la baxay Puntland oo ku Sii Xoogeysaneysa Gobolka Mudug.
Waxaa marba marka ka dambeeya cirka isku sii shareereysa xiisadda dagaal ee udhaxeysa maamulka la baxay Puntland ee uu…
Read More...
Read More...
Ciidamo ka Wada Tirsan Dawlada Fadaraalka oo ku Dagaallamay Degmada Balad-xaawo.
Wararka naga soo gaaraya magaalada Balad Xaawo ee gobolka Gedo ayaa ku warramaya, in saldhigga degamadaas ay israsaaseyn…
Read More...
Read More...
Askar Katirsan Booliska Dowladda Fedaraalka oo ka Cabanaya Mushaar La’aan.
Dowladda Fedaraalka ayaa waxaa soo wajahay culeys dhaqaale oo baahsan, waxayna ku filnaan la'dahay miisaaniyadaha ku…
Read More...
Read More...
Ciidamada Uganda oo Gaari Shacab ku Jiiray Magaalada Muqdisho.
Barqanimadii maanta gaadiid ay wateen ciidanka shisheeye ee Uganda ayaa waxa ay magaalada Muqdisho ku jireen, gaari…
Read More...
Read More...