Askar Katirsan Dowladda Iiraan oo Dhimasho iyo Dhaawac ku Noqday Weerar ka Dhacay Dalkaas.
Weerarkaan oo ahaa mid dhabbo-gal ah ayaa waxaa lala beegsaday askar katirsan ciidanka ilaalada xuduudaha ee dowladda…
Read More...
Read More...
Ganacsade Soomaliyeed ayaa Lagu Afduubtay Dalka Koonfur Africa.
Wararka naga soo gaaray dalka Koonfur Afrika ayaa ku warramaya, in ganacsade Soomaaliyeed oo si weyn loo looga yaqaano…
Read More...
Read More...
Iiraan oo Lacago Malaayiin Doollar ah Dul-dhigtay Wiil uu Dhalay Madaxweynaha Mareykanka.
Dowladda Iiraan oo umuuqata iney jawaab ka bixineyso lacag 10 milyan ah oo la dhigay masuuliyiin iyada jatirsan ayaa…
Read More...
Read More...
Weerar Dhabbo-gal ah oo Lagu Dilay Askar Katirsan DF oo ka Dhacay Gobolka Sh/hoose.
Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa maanta waxay weerar kamiin ah la beegsadeen askar katirsan Dowladda…
Read More...
Read More...
Xafiiska UNSOS ee Qaramada Midoobay ku Leedahay Soomaaliya oo Billaabay inuu Kala Diro…
Waxba marka ka dambeysa sii kordhaya tallaabooyinka Shisheeyaha ay ugu horreyso Qaramada Midoobay ku doonayaan iney ku…
Read More...
Read More...
Shacabka Degmada Qubbi ee Dhulka Soomaali Galbeed oo ka Cabanaya Maamulka Degmadaas.
Marba marka ka dambyesa waxa sii xoogeysanaya dhibaatooyinka ay ka cabanayaan shacabka ku dhaqan dhulka Soomaali Galbeed…
Read More...
Read More...
DF oo Barakicin iyo Burburin ka Billowday Xaafad ka Tatirsan Degmada Waaberi.
Barakicin iyo burburin wada socda xaafadda Buulo Eelaay ee degmada Waaberi, waxay Dowladda Fedaraalku xaafaddaas ku…
Read More...
Read More...
Ku Dhawaad 10 Ruux oo Lagu Dilay Toogasho ka Dhacday Dalka Mareykanka.
Weerarkaan oo uu fuliyay nin hubeysan islamarkaana ka dhacay magaalada Billings ee gobolka Montana oo katirsan…
Read More...
Read More...
Xiisad Dubmulaasiyadeed oo ka Dhex Curatay Dowladaha Uganda iyo Turkiga.
Xukuumadaha Kampala iyo Ankara oo kamid ah dowladaha kaalmaha ugu horreeya kaga jira duullaanka ay shisheeyuhu kusoo…
Read More...
Read More...
Kaniisad ay Lahaayeen Kooxo Kiristan ah oo Lagu Burburiyay Magaalada Jigjiga ee Dhulka Soomaali…
Kaniisad ay kooxo Kiristaan ah ku lahaayeen magaalada Jigjiga ee dhulka Soomaali Galbeed ayaa si buuxda loo burburiyay,…
Read More...
Read More...