Browsing Category
Wararka Dibadda
In ka badan 1500 oo Askari oo Dhimasho iyo Dhaawac ku Noqday Weeraro 24 Saac Gudahood ka Dhacay…
Millatariga Ukraine ayaa shaaciyay tirakoob la xiriira khasaaraha nafeed ku gaaray dagaallada culus ee ay kula jiraan…
Read More...
Read More...
Taqriir Cusub oo Daaha ka Rogay Koror Ku Yimid Islaam Naceybka ku Sii Xoogeysanaya a Ingiriiska.
Warbixinta ayaa si gaar ah diiradda u saartay tacadiyaadka loo geysanayon masaajidda ku yaalla gudaha dalkaas, waxaana…
Read More...
Read More...
Kenya oo Sheegtay Iney Baareyso Dilka Duuliye uu Dhalay Masuul Katirsan Dowladdaas.
Dalka Kenya waxaa laga too tabinayaa fal dil ah oo loo geystay nin duuliye ah oo uu dhalay masuul katirsan xukuumadda…
Read More...
Read More...
Nin Baadari ah oo Lagu Dilay Gudaha Dalka Uganda.
Bernard Mulongo oo ahaa Baadari u dhashay dalka Uganda kana tirsanaa kaniisad ku taalla dalkaas ayaa la dilay, saacado…
Read More...
Read More...
Weerar Lagu Qaaday Qunsuliyadda uu Mareykanku ku Leeyahay Dalka Canada.
Booliska xukuumadda Canada ayaa shaaca ka qaaday, in weerar toogasho ah uu ka dhacay afaafka hore ee qunsuliyadda uu…
Read More...
Read More...
Maxaan Kala Soconnaa Musiibooyinka uu Qeyb Ka Yahay Dabka ee Ka Taagan Afar Qaaradood?
Masiibooyin dabiici ah oo isku mar kawada dhacay dalal ku kala yaalla afar qaaradood ayaa sababay daad-gureynta…
Read More...
Read More...
Ku Dhawaad 10 Ruux oo Dhimasho iyo Dhaawac ku Noqday Toogasho ka Dhacday Dalka Mareykanka.
Weerar toogasho ah ayaa ka dhacay maqaaxi ay xaflad ka socotay oo ku taalla magaalada Seattle (Siyatal) ee gudaha…
Read More...
Read More...
Khilaaf Siyaasadeed oo Sii Xoogaysanaya oo Ka Dhex Curtay Dowladaha Ingiriiska iyo Keenya.
Dowladda Ingiriiska ayaa si rasmi ah u baajisay dhoollatus ciidan oo loo qorsheeyay inuu bisha Sebtembar ee sanadkan…
Read More...
Read More...
Dhibaato Intee La Eg Ayey Reer Suudaan Ku Qabaan Helitaanka Adeegyada Caafimaadka? [WARBIXIN]
Warbixin cusub oo ay soo saartay hay'adda Insikiirati Insayt ayaa muujisay in colaadda ka socota Suudaan ay saameyn…
Read More...
Read More...
Yahuudda oo Masaajid ku Gubtay Deegaanno Katirsan Daanta-Galbeed.
Sahaayinada xoogga
loogu deegaamayay dhulalka Muslimiinta ee Falastiin ayaa wali halkooda kasii wada,…
Read More...
Read More...