Browsing Category
Wararka Gudaha
Yoweri Museveni: Soomaaliya Waxaan u Joognaa Duullaan ka Dhan ah Islaamka.
Magaalada Kambaala ee caasimada Dalka Ugandha oo dhawaan lagu qabtay shir looga hadlayay masiirka Ciidamada shisheeye ee…
Read More...
Read More...
Mid Kamid ah Hogaamiyayaasha Mucaaradka oo Sheegay in Aysan Jirin Awood ay DF Kaga Hortagi Karto…
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo kamid ah hogaamiyayaasha Mucaaradka ee Dowladda Fedaraalka oo ka qeyb galayay dood lagu…
Read More...
Read More...
Taliyaha ciidamada Mareykanka ee Qaaradda Afrika oo Qiray in Al-Shabaab ay Wali tahay Awood Jirta.
Dowladda Mareykanka ayaa masuuliyiin usoo dirtay Dowladda Fedaraalka iyo madaxda wadamada duullaanka ku jooga…
Read More...
Read More...
Masuul ka Tirsan DF oo Weerar Afka ah ku Qaaday Hogaamiyaha Maamulka La Baxay Puntoland.
Cali Yuusuf Cali Xoosh oo ah Waziirka Arimaha Gudaha ee Dawlalada Fadaraalka ayaa waxa uu weerar afka ah ku qaaday…
Read More...
Read More...
Tirada Dadka Kuleylka Ugu Geeriyooday Dalka Jarmalka ayaa ku Dhow 10,000 oo Ruux.
Qaaradda Yurub waxaa laga soo tabinayaa koror la xiriira dadka u dhintay kuleylkii darnaa ee dhawaan ku dhuftay wadamo…
Read More...
Read More...
DF oo Qayb Ka Noqotay Isbahaysiga Duulaan uu Maamulka Aala-Sucuud Ku Doonayo Inuu Ku Qaado Yaman.
Dowladda Federaalka ayaa lagu daray liiska maamulada la sheegay inay qayb ka yihiin isbahaysi cusub oo uu hormuud u…
Read More...
Read More...
Kenya oo Qiratay in Ciidamo Katirsan Kuweeda Amniga Looga Dilay Weerar ay Fulisay Al-Shabaab.
Dowladda Kenya ayaa war kasoo saartay weerar khasaare culus lagu gaarsiiyay ciidankeeda oo 28-kii bishaan July ka…
Read More...
Read More...
Taliyihii Hore ee Ciidanka Loogu Yeero Asluubta DF oo Farriin Hanjabaad ah u Diray Aadan Madoobe.
Mahad Cabdiraxmaan oo loo garan ogyahay Taliye Shub ahaana Taliyihii hore ee ciidanka loogu yeero Asluubta ee Dowladda…
Read More...
Read More...
Maamulka ay Itoobiya Ka Hirgalisay Soomaali Galbeed oo Ganacsatada Kusoo Rogay Canshuur Cusub.
Wararka naga soo gaaraya magaalada Jigjiga ee dhulka Soomaali Galbeed ee ay Itoobiya gumeysato ayaa ku warramaya, in ay…
Read More...
Read More...
Ciidamo Cusub oo Kasoo Goostay Dowladda Federaalka Kuna Biiray Safka Maleeshiydka Laftagareen.
Sacaadihii la soo dhaafay ciidamada Dowladda Fedaraalka ee ku sugan deegaannada uu ka arrimiyo maamulka la baxay Koonfur…
Read More...
Read More...