Maamulka Puntland oo Isku Dayaya Inuu Xabsiga Dhigo Siyaasiyiinta Kasoo Horjeeda.
Maamulka la baxay Puntland ayaa saacadihii lasoo dhaafay shaaciyay talaabooyin cusub oo ka dhan ah siyaasiyiinta…
Read More...
Read More...
Maamulka La Baxay Puntland ayaa La Wareegay Saldhigii Ciidamada PSF-ta ee Magaalada Boosaaso.
Ciidamada maamulka la baxay Puntland ayaa saaka la wareegay saldhigii ay magaalada Boosaaso ku lahaayeen ciidamada PSF…
Read More...
Read More...
Puntland iyo Jubbaland oo Digniin u Diray Maraakiibta Turkiga ee Boobka ka Wada Badda Soomaaliya.
Wasiirrada Kalluumeysiga ee maamullada la baxay Puntland iyo Jubballand ayaa waxay si iskumid ah uga soo horjeesteen,…
Read More...
Read More...
Maamulka Gobolka Banaadir oo Xabsiga Dhigay Qoys Cabasho Ka Muujiyay Dhulboobka ay Wadaan.
Iyadoo ay mudooyinkii danbe sii xoogeysanayeen barakicinta balaaran ee ay Dawlada Fadaraalka ka waddo magaalada…
Read More...
Read More...
Masuul Horay Xil Uga Soo Qabtay DF oo Eedeymo u Jeediyay Hogaamiyaha Maamulka la baxay Hirshabeelle.
Wasiirkii hore ee amniga Dowladda Fedaraalka Xasan Xundubeey Jimcaale ayaa isagoo dood ka qeyb galayay waxa uu eedeymo…
Read More...
Read More...
Jabhadda TPLF oo Shaacisay Qorshe Hubka Looga Dhigayo Kooxo Tigree ah oo Kasoo Horjeeda Maamulkooda.
Hoggaanka Jabhadda TPLF ayaa ku dhawaaqay qorshe cusub oo hubka looga dhigayo kooxo hubeysan oo ka soo jeeda qowmiyadda…
Read More...
Read More...
Askar Katirsan Ciidanka Yahuudda oo Dhimasho iyo Dhaawac ku Noqday Qarax ka Dhacay Dalka Lubnaan.
Dalka Lubnaan waxaa wali ka soconaya dagaallada u dhaxeeya ciidanka Yahuudda ee ku duulay dalkaas iyo ururka la baxay…
Read More...
Read More...
Maraykanka oo Joojiyey Fiisihii Safiirka Brazil, Kadib Khilaaf Diblomaasiyadeed oo soo Kala…
Dowladda Maraykanka ayaa joojisay fiisihii safiirka Brazil u fadhiya magaalada Washington, iyadoo ay tallaabadan ku…
Read More...
Read More...
Dagaal u Dhaxeeya Maamulka Putland Iyo Dowladda Federaalka oo Saaka Ka Qarxay Magaalada Gaalkacyo.
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in saaka waaberigii uu dib uga bilowday dagaal…
Read More...
Read More...
In ka Badan 10 Ruux oo ku Geeriyootay Shil ka Dhacay Dalka Uganda.
Booliska dowladda Uganda ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay, shil gaari oo ka dhacay gudaha dalkaas kaas oo sababay…
Read More...
Read More...